Gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Osman Jawaari ayaa manaata waxaa uu isugu yeerey Guddiyada Joogtada ee Baarlamaanka Soomaaliya, Guddiga Dastuurka, Guddiga Wasaarada Arrimaha gudaha u qaabilsan doorashooyinka, Xildhibaano iyo Gudoonka Baarlamaanka.
Kulankan ayaa prof jawaari waxaa uu sheegey in lagu falanqeyn doono qaabta ay u dhici doonto doorashada 2016.
Hadaladiisiina waxaaka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada