Kulan deg deg ah oo ay yeesheen golaha qurbo joogta koonfur galbeed ayaa waxaa lagu cambaareeyey dilkii foosha xumaa ee loo geystey muwaadiyiin kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya oo ku sugnaa magalada gaalkacyo ee maamul goboleedka puntland.
Gabagabadii kulanka gudoomiyaha golaha qurba joogta koonfurgalbeed Cabdullahi Xasan Adan oo la hadley warbaahinta hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.
Golaha Quba Joogta Konfur Galbeed
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Golaha Quba jooga koonfur galbeed mobil