Wararka inaga soo gaaraya duleedka deegaanka Buulo mareer oo ka tirsan Gobolka Shabelaha hoose ayaa sheegaya in Xoogaga Amisom dad shacab ah saaka ay ku laayeen deegaankaasi.
Dadkaan la dilay ayaa la socday gaari u soo socday magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay ciidamada Amisom inay rasaas la dhaceen dadkaan, iyadoo aanan la ogeyn sababta ay u dileen dadkaasi.
Mid ka mid ah shacabka deegnaaka oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey iney amison halkaasi ku dishey dad gaaraya ilaa iyo afar ruux indhahana kala bexeen hadaladiisana waxaa kam id ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada