Daawo Sawir uu Amiin camir Ka Sameeyey La Heystayaasha Is Heysta

0
56

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaad tey sawir aad cajiib u ah oo uu ka sameeyey la heystayaasha is heysta tan iyo intuu dhacay dagaalka sokeeye dalka somaliya waxaa siyaasadiisa si buuxda gacanta ugu haya dalka itoobiya halkaas oo laga wada maamulo dhamaan maamul goboleedyada ka jira dalka iyo weliba xukuumada federaalka.

DAD_IS_H