Daawo:-Odayaal Iyo Siyaasiin Kasoo Horjeestey Joogitaanka Ciidamada Shisheeye Ay Joogaan Dalka

0
71

Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Odayaal, Waxgarad iyo Siyaasiyiin ayaa waxay kaga soo horjeesteen joogitaanka Ciidamada Shisheeye ee joogaan dalka Soomaaliya.

Odayaashan ayaa sheegey in somaliya laga dagaalamayo in ay dhisato ciidan qaran si ay ugu filnaato amaanka dalka.