Wasiirka Wasaaradda Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo Warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in Puntland dadka ku nool Degaanadeeda ama soo galaya ay Il gooni ah iskaga eegeyso soona dhaweyneyso.
Wasiirka ayaa waxaa kaloo uu sheegey in dadka ka imanaya gobolada kale ee dalka laga doonayo iney ay heystaan wakiil aya qof garanaya oo masuulka ka ah.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada