Caqaba xumida heysata siyaasiyiinta somaliyeed damiirkoodana diidey iney soo celiyaan qaranimadii dalka somaliya ayagoo door bidey iney dhaqalaaha wadanka gurtaan isla markaana ay ka wada amar qaataan dalka itoobiya, Amiin Camir oo inta badan ka hadla foolxumada ay ku socdaan siyaasiyiin somaliyeed ayaa maata waxaa uu bogiisa kusoo qaatey siyaasiyiin somaliyeed oo saf ugu jirta guriga gabre si uu wax uga dhigo balse waxaa wax lala yaabo ah nin gurigiisa siduu wax uga noqon lahaa weydinaya nin kale.