Waxaa beryahan dib uga soo cusboonaadey gobolka shabeelaha hoose dhaqdhaqaaqyo lagu diidan yahay nimanka xooga in mudo ah ku heystey gobolka shabeelaha ee kasoo kicitamey gobolada dhexe ee dalka, taasoo keentey in qaar ka mid ah odayaasha beelaha hawiye ay ku eedeeyaan in amisom ay gacan siiso qaar ka tirsan ciidamada deegaanka.
Bal nala dhegeysta dacwada iyo handada uu soo jeediyey odeygan.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Beelaha Digil maxaa ka hortaagan inay qayb ka noqdaan iska caabinta mooryaanta hawiye?
Digil iyo Mirifle ha muraajaceeyaano siyaasadooda shabeelada hoose hadii kale shalaay ayaa u dambeyn doonto.
Siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta Digil ee gobolka Sh/hoose ha ka hoos baxaano mooryaanta hawiye.
Comments are closed.