Jaaliyada beesha geledi ee ku nool magalada manchester ee dalka ingiriiska ayaa maalintii jimcaha deeq lacageed oo dhan 4000 oo dollarka mareyka gaarsiiyey degmada afgooye deeqdaas oo loogu tala galey dayactir beryahan ka socdey buundada yar ee dagmada afgooye.
Lacagahan ayaa sida la sheegey waxaa guntiga u xirtey aruurinteeda Cabdi qafaar Cumar Muudey, Sheekh Cabdi kariin Abubakar, Maxamed Cabdalow, Korneel Maxamed Ibrahin Cumar, Xaaji a Teyni Abuu Haadi, Cabdilatiif Xaaji Abikar.
maashaallah reer geledi waa dadaasheen ,halkaasi kasii wada..wbtfq
Comments are closed.