Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta warbaahinta magalada muqdisho kula hadley ayaa sheegay dhibaatada ugu daran ee dalka ka jirta in ay tahay siyaasada guud ee dalka oo qaldan.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada