Dowlada Soomaaliya ayaa haatan wada qorshe ay ku sugayso amaanka
wadanka gaar ahaan amaanka caasimada ka dib markii magaalada ay ka
dhaceen qaraxyo waawayn oo geystay khasaaro badan.
wadanka gaar ahaan amaanka caasimada ka dib markii magaalada ay ka
dhaceen qaraxyo waawayn oo geystay khasaaro badan.
Hadana Qorsha hada ay dowladu wado waxaa ugu muhiimsan in amaanka
Muqdisho la hoos geeyo maamulka gobalka Banaadir.
Hadaba Cabdirixmaan Baadiyow oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed
ayaan wax ka waydiinay qordhahaan waxa uu ka badali karo amaanka
caasimada.