Qarax dhawacad dad badan kasoo gaareen ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magalada baladweyne.
Taliyaha ciidanka boliska degmada baladweyne oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa uu ka warbixiyey qaabkii uu u dhacay qaraxa iyo waxyeelihii uu dadka gaarsiiyey hadaladiisiina waxa aka mid ahaa.