Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in aan la xiri karin Wadooyinka iyo Meelaha kale ee Muhiimka ah islamarkaana ku yaalla Maamulka Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha ayaa Xusay in Maamulka Gobolka Banaadir uu Mas’uul ka yahay Gobolka Banaadir islamarkaana uusan ogolaan doonin in si micno daro ah la iskaga xirto Wadooyinka Magaalada Muqdisho.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
gudomiyaha gobolka banadir mobil