Dhegeyso:-Gudoomiye Yariisoow oo Beeniyey Hadalkii Kasoo Yeerey Khaliif Rooble

0
104

MarkaGudoomiye Maxammed Cusmaan Yariisow oo la hadley warbaahinta ayaa beeniyay eedeymihii ka soo yeeray Khaliif Rooble oo sheegta Imaamka Habargidir sheegeyna in Ciidamada ku sugan Buufow Bacaad ay yihiin Ciidamo deegaanka ka soo jeeda balse ka tirsan guutada 5-aad ee ciidamada dowladda, halkaasna ay ku ogyihiin mas’uuliyiinta dowladda.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

MAxamed Yariisow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

MAxamed Yariisow Mobil