Dhegeyso:-Faahfaahin Dheeri Ah oo Kasoo Baxeysa Weerarkii Xaley ka Dhacay Degmada Afgooye

0
75

afgooyeWararka aynu ka haleynu degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ilaa iyo 8 hoobiye hebeenkii xaley lagu garaacay xaafado ka tirsan degmada afgooye kuwaasoo geystey qasaarooyin aad u badan.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo tegey goobihii ay madaafiicdan ku dheceen oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in dhawacii halkaasi ka dhacay uu kor u dhaafayey ilaa iyo 11 ruux.

Hadaladiidiisana waxaa ka mid ahaa.

werarkii degmada afgooye

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

werarkii degmada afgooye Mobil