
Wasiirka Amniga maamulka Shariif Sakiin ee fadhiidka ku ah magaalada Baydhabo CabdiFataax Ibraahin Geeseey ayaa waxa uu markii ugu horeysay ka run sheegay xaqiiqda maamulka uu wasiirka ka yahay ee ku aadan maamulista gobolka Shabeelaha hoose ,
Wasiir geeseey oo u waramay warbaahinta ayaa hoosta ka xariiqay in gobolka habeelaha hoose aanu hoos imaanin maamulka Shariif ee Baydhabo isla markaana uu gebi ahaanba gobolku uu ka maqanyahay gacantooda
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada