Roobkii Deyrta ayaa beryahan waxaa uu ka da;ayaa dalka somaliya isagoo geystey qasaaro aad u badan, Roobabkan ayaa maalmihii lasoo dhaahey ka da,ay Degaano ka mid ah Gobolka Baay,waxaan uu saameyn ku yeeshay Beeraleeyda ku nool Gobolka Baay.
Dadka ku nool Degaanada Buulo-garas,Sabiyo iyo Doodisho oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa la sheegay in Roob halkaa ka da’ay uu qaaday Bakaaro ay ku keydsanaayeen Raashi u soo go’ay xilli roobaadkii hore Beeraleeyda Gobolka Baay.
Qaar ka mid ah dadka uu roobka qasaaraha u geystey oo la hadley radio kulmiye hadaladooda waxaa ka mid ahaa
Roobabka ka da,ay magalada baydhaba
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Roobabka ka da,ay magalada baydhaba mobil