Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey Isku Shaandheynta La Filaayo In Lagu Sameeyo Golaha Wasiirada

0
58

Amin camirDowlad kastoo ka curatey dalka somaliya tan iyo intii uu dhacdey xukuumadii kacaanka ayaa wexey ku sifowdey qaab aan weli lagu arag wadamada caalanka taasoo ah in wasiirada ay ka shaqeysan la yihiin madaxda ugu sareysa dalka maadaama ay 7 bilood walba la dul taagan yihiin isku shaandheyn iyo kala diris taasoo ay umada inteeda badan ku fasirteen in aan waxba la qaban, Hadaba amiin caamir ayaa waxaa uu qalinkiisa ku sharaxayaa qaabka ay ku socoto isku shaandheynta wasiirada cusub.

faarax