Ciidanka amisom ee ku sugan gobolka shabeelaha hoose ayaa howlgalo ay xaley ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada wanlweyn waxaa ay kusoo qabqabteen dad xoolo dhaqato ah sida ay sheegeen qaar ka tirsan dadka deegaanka.
Arrintani ayaa daba socota weerar dhowaan ka dhacay Fariisimo ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda ay ku leeyihiin garoonka Ballidoogle ayagoo howlgalkan ay iska kaashanayaan ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada iyo ciidanka amisom.
Halkan Hoose kaga dhegeyso mobilkada
Ciidamo qaranka somaliya leeyahay majiraan xiligaan,1991 dii ayaa lakala direy ciidamadii qaranka,sidaasi darteed qowmiyad kasta iyada ayaa ka difaacaneyso deegaankeeda cadowga ku soo duula ee iska celiya mhd
Comments are closed.