Isjiijiid siyaasadeed ayaa beryahan waxaa uu ka socdaa gobolka hiiraan kaasoo ku saleysan maamul u shameynta Hiiraan iyo Shabelaha dhexe, Taas ayaa keentey in ay odey dhaqameedyada kasoo jeeda hiiraan ay u yeeraan dhamaan xildhibaanada kasoo jeeda gobolka ee ku sugan magalada muqdisho iney si deg deg ah ku yimaadaan hiiraan.