WARARKA Aqriso Qoraal uu Gudoomiyaha Baarlamaanka kasoo Saartey Dhinacyada Isku Heysta Mooshinka Laga Keeney madaxweyne xasan Sheekh By admin - September 13, 2015 0 121 FacebookTwitter Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari] ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhinacyada isku haya Mooshinnada iska horjeeda ee Baarlamaanka la keenay ay isugu yimaadaan Miiska Wada-hadalka. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)