Monthly Archives: June, 2015

Browse our exclusive articles!

MOOSHINKII JUBBALAND EE SHARIIF SAKIIN WAA MASTER GAME-KII JAWAARI!

Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow aan ku hormaree; Sir fadeexad siyaasadeed ah ee uu...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Ku Dagaalamo Deegaano Ka Tirsan Degmada Doolow

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Somalia iyo Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay ku dagaalamay deegaan lagu magacaabo Geed-weyne oo duleedka degmada Dooloow ee Gobolka Gedo. Dagaalka...

Daawo:- Dood Lagu Falanqeynaayo Arimaha Somaliland oo Ay Faragaha Qabatey

Barnaamijka fagaaraha ayaa waxaa uu qabtey dood dheer oo ku saleysan arimaha somaliland. https://www.youtube.com/watch?t=919&v=j33vyrOQ22I

Wasiirka Warfaafinta oo Maanta Ka Hor Aqriyey Baarlamanka Sharciga Saxaafada

Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo Sharciga Saxaafadda ka hor akhriyey Baarlamaanka shalay ayaa Faahfaahin ka bixiyay qodobada uu Xambaarsan yahay Sharciga. Maareeye...

Daawo Prof Omar Eenow oo Runta U Sheegey Somalida

Prof Cumar eenow oo ka qeyb qaadanaaya depate looga hadlaayo arimaha somaliya ayaa runta u sheegey somalida si ay mustaqbalka ay wax uga bedelaan...

Popular

Wasiir Faqi oo ka hadley sababta dowlada federaalka dalkeeda uga macnuucdey pasporka Taiwan

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo ka qeyb galey shirka qeyraadka dabiiciga

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo...

Hoobiyeyaal xaley lagu garaacay qeybo ka mid ah magalada baydhaba

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay...

Dani oo Madaxweynaha ugu baaqey inuu ka dhabeeyo gogosha wadahadalka uu fidiyey

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay madaxweynaha...

Subscribe

spot_imgspot_img