Monthly Archives: June, 2015

Browse our exclusive articles!

Waalaha Muslimiintoow ka Qeyb Qaata Afurinta Bisha ramadaan ee Degmada Wanleweyn

Ilaahey ajir iyo xasanaad ha idinka siiyee ka qeyb qaata afurinta umada u baahan in la afuriyo oo aan heysan wax ay ku afuraan.

Beel waynta Shanta caleemoot Maxaa ka Reebey umada Soomaaliyeet

Cabasho badan ay Qabaan Bulshada kala duwan ee beel waynta Shanta caleemoot ayay usoo Gudbiyeen sida soo socota. 1. Beel waynta Shanta caleemoot waxaa lagu...

Jaaliyadaha Dibada ee Kasoo Jeeda Shabeelaha hoose oo Kasoo Horjeestey Qaabka Loo Sameeyey Maamulka Degmada Marka Iyo Afgooye

Kulan dhinaca telfoonada oo ay isugu yimaadeen Qurbo joogta kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa si cad kaga soo horjeestey maamulka uu shariif xasan...

Daawo Gudiga Farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada Dhexe oo Dastuurka Usoo Bandhigey Shacabka

Gudiga farsamada ee maamul u sameynta goboladda dhexe oo dadweynaha usoo bandhigayey Dastuurka maamlka goboladda Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in qodobka 4’aad ee...

Alshabaab oo Dad ku Dishay Afgooye

In kabadan laba qof ayaa ku dhimatay, uguyaraan saddex kalana way ku dhaawacmeen weerar ay malleeshiyada Al-Shabaab ku qaadday saldhig boolis oo ku yaalla...

Popular

Wasiir Faqi oo ka hadley sababta dowlada federaalka dalkeeda uga macnuucdey pasporka Taiwan

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo ka qeyb galey shirka qeyraadka dabiiciga

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Daahir Shire Maxamed oo...

Hoobiyeyaal xaley lagu garaacay qeybo ka mid ah magalada baydhaba

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay...

Dani oo Madaxweynaha ugu baaqey inuu ka dhabeeyo gogosha wadahadalka uu fidiyey

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay madaxweynaha...

Subscribe

spot_imgspot_img