Kulan ay Yeesheen Shariif Xasan Iyo Odaydhaqameedyada Shabeelaha Hoose Oo Fashil Ku Dhamaadey

7
149

shariif xasanSharif hassan oo kulan qas ah la qatay oday dhaqamedyada kaso jeeda gabalka shabelaha hoose ayaa wuxuu kaga codsadey inay kuraasta baarlamaanka ay ka siiyaan 6 kursi beelaha hawiye kuwaasoo kala ah habargidir, abgaal, murusade, galjecel, xawadle iyo shiqaal.

Odayasha dhaqanka ee kasoo jeeda shabeelaha hoose ayaa waxaa ay si buuxda uga soo horjeesteen hadalkii kasoo yeerey shariif Xasan ayagoo intaa u raaciyey hadii uu damco in uu qasab kusoo geliyana uusan waxba dhaamin indhacade islamarkana koonfur galbeedna iyo isagana ay intaan ku kala tegi doonaan.

Dooda shirka ka dib ayaa sharifka xasan waxaa uu odayaasha ka codsadey inay faataxo umaran mar dambana aan laga maqli doonin waxaas iyo wax u dhow. Odayasha waxey ku yirahden wanku mareyna fataxo lakinse munafiqnimadaada wan naqana haku fekerin.

Kulanka ka dib odayaasha shabeelaha hoose waxaa ay arinkii shariif xasan u bandhigeen odayasha reer Bay iyo Bakool tasoo ayagana ay si aad ah uga caroodeen sheegeyna iney isku mowqif ka taagan yihiin arinkaas.

Mid ka mid ah odayaasha oo halkaas ka hadley waxaa uuyiri hadeyba sidan tahay maxaan caruurteena ugu dhameyney dagaalkii RRA iyo mooriyaanta hadiiba baarlamaanka lagu daraayo.

Si kastaba arintu ha ahaateen Shariif Xasan ayaa waxaa uu jiljileec aad u badan ka heley odey dhaqameedyada koonfur galbeed iyo shacabkooda taasoo u sahashey in uu dhankuu doono u leexiyo, Kulamada uu la qaadanaya odey dhaqameedyada ayaa intooda badan dadka waxaa ay ku fasiraan mid uu ku ogeysiinaayo waxa uu damacsan yahay balse uusan badeleyn mowqifkiisa iyo hishiiska uu lasoo galey beelaha xooga ku heysta gobolada koonfur galbeed.

7 COMMENTS

  1. Sxb odayaasha oo dhan ma’aha ee sheeg waa labada Munaafaq ee kala ah:
    # Fircoon Buuwe iyo # Munaafaq Warsame.

  2. aniga odayaasha waxaan dhihi odayaal maanta qalinkiina haduu shaqaynaayo caqligiina hashaqeeyo taariikhda ayaa qoraysa qof walba waxa uu gaystay waxana lagaari doonaa waqti laxuroobay fikradaha shariif sakiin iyo kooxda dhul boobka meesha ay kabaxaan marka hala dadaalo.

  3. Raxweyn ma ilowdeen xasooqee ay neegeystey salbalaar haweye oo hogaamineyey aideed. Hadaba raxweyneey hadaba hada ayaa seeseen fursad haweye maxaa yeeley dad aan degen kgalbeed ayaa jagooyeen ku taxdeen wale hada ayey sefeecan neexasooqe doonaan qof niga eleyo aan jire doonin. Wale doqon waa la carke jirey lakiin Raxweyn oo kale majiro. Raxweyn Hadey bey gacanteed isku deshey!!!!!!!!

  4. sirdoon

    Adiga ma tihid raxanweyn amase d&m amase biyamaal, ee maad runta isu sheegtid waxaa yahay faqashtii ka horeysay ceydiid oo iyaguba qabsaday bay iyo bakool, oo intey bakaartii dhaceen dadkiina xusuuqaye xitaa dilay sh mursalkii raxanweyn ee baardheere,ee maxad isla qarin qurunyahaw maad is sheegtid faqash waaxid.

  5. bal fiiriya faqashka isku dirmada meeshaan u soo gala, markuu biyamaal la joogana iyaguu ku cidyahay hadana raxan weyn uu sheeganaa, wa dhaqankii faqashta intaas u taagan isku dirka lagu yiqiinay, hadaa la aadaya kismaayo oo faqashta laga xoreyne tolow markaasna maxaad sheeganee bal halagu arko.

  6. Asw walaalyaal Waa idin salaamay waxaan kubdarsanayaa hadii Shariif uu doobayo in somaliweyn uu u qiibiyo kuraasta barlamanka sii Siman haa ugu qiibiyo sedaxda gobol ee haa ka daayo faragilinta sh.hoose kaligiisa yuisan kuriyonin meaha dadkerda Waa ay amusanyihiin haa ogaado waagii rra ay imanweysay ay Ku ekaatay burhakababin mesha uu jogaay dsa hadana ay jogto taarikhda dib haa uraaco gobolka Waaxur wuuna ahayanaa inta adunka lajoogo

  7. Asc waxaan oran lahaa in laga shaqeeyo qaabkii Shabeelada hoose ku xuroobi lahayt loogana badbaadi lahaa Fikradaha guracan ee Sakiin iyo Xulufada Dhul boobka kasoo duulay Gobolada Dhexe taasna waxaa lagu gaari karaa in ladagaalamo oo lais xureeyo waxa laysku haysto waa awood maanta awooda shabeelada hoose halala soo baxo reer Shabeelada Hoose.

Comments are closed.