Daawo bananbax aad u Balaaran oo Ay Isugu Soo Baxeen SHacabka Ku Dhaqan Buulo Xaawo

1
89

bulo xawoShacabka ku dhaqan degmada Buulo-xaawo ayaa dhigay banaanbax aad u balaaranoo ay uga soo hor jeedaan dhul balaarsiga cusub oo ay wado Kenya, iyagoo sheegay iney dhimasho ka xigaan arrintaasi.

Dadka bananbaxan isugu soo baxay oo ka kooban qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sheegay in ay markii horaba dhibaatooyin xad dhaaf ah ku qabeen ciidamada Kenya ee ku sugan xuduuda.

1 COMMENT

  1. waxan soodhaweeneyaa banaanbaxa kasocdaa Balad’xaawo kaa oo lagaga soohorjeedo tacadiga iyo gardarada qaawan oo ay ku haayso jareerta keynya dadkeena soomaaliyeed wllha waxan leeyahay siiwada banaanbaxa umada soonaaliyeedna waa garabkiina marna hakayeelin in dhulka soomaaliyeed taako laga goosto

Comments are closed.