Hogaamiyaha Maamulka Seddaxda Gobol Shariif Xasan oo inta Xaqa jecel ee Soomaaliyeed ku eedeeyaan inuu had iyo jeer ku tunto Xuquuqda Dadka uu kasoo jeedo ayaa haatan waxaa uu magacaabay Guddomiye kuxigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose ee Amniga oo uu ka dhigay nin u dhashay beesha Habargidir/Ceyr oo lagu magacabo Cali Nuur Maxamed.
Mid ka mid ah Aqoonyahanada Gobolka Shabeellaha Hoose oo nasoo gaarsiiyey Dikreetada lagu magacaabay Cali Nuur Maxamed ayaa sheegay in talaabada uu qaaday Shariif Xasan ay tahay mid lagu dulminayo dadka Gobolka Shabeelaha Hoose maadama dhinaca awood qeybsiga ay xaq u leeyihiin in loo magacaabo dadka deegaanka u Dhashay.
Aqoonyahanka xogta nasoo gaarsiiyay ayaa inoo sheegay in Cali Nuur Maxamed uu horey u sheegan jiray Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Shabeelaha Hoose balse hada ku Laaluushay Shariif Xasan Canshuurtii uu ka qaaday Shacabka Gobolka.
Hogaamiye Shariif Xasan ayaa waxaa uu marba marka kasii danbeesa kusii fogaanayaa Naas Nuujinta Beelaha Hawiye iyo Daarood oo uu Mustaqbalka ka rajaynayo inay ku garabsiiyaan Hamigiisa Guracan ee Madaxtinimada Dowlada federalka somaliya taasoo ay dadka ka hadla siyaasada ku tilmaameey riyo aan weligeed dhaboobi doonin.
Maad joojisaa cadiifada shariif& shacabka sida aan ugahay gobolkaas dadkiisa waa reer guura waxaana utalin jirey dadkaa ilaa fanaan xasan aadan xagee buu kasoo jeed hadba
Lan eebehay in gargaarii geesi lisheegey,surqi iyo gasaara ani gaal mamaalow galey mataabow,guguun gushey ani dal laay horeeyee,dooguun hasanow wadoona maaba dhugunsidow,dabinsheyna maaba indhowaadow,guguun gusheey ani dagaalamee dal leey horeeyee.
ma xuma sida abgaal yeeshey indha cade ayuu maryaa cali nuur sidaasi ayaan u arkaa aniga halag sugu madaxweynaha shariif xasan asgaa shaqadiisa ah sida wax loo taatikeeyo
walhi fakerkeyga hadan ka dhiibto ma ila wanagsana aan arakno wixii ka soo baxo
Wan beyba soor ki siyaseena iska reeba
Asc baxda daafeet waad mahadsantihiin, intaa kadib anigu waxan u arkaa sharif sakiin uu marhore 3 gobal (boobland) u gatay hadana bilaabay in uu gato sedax harsan marka shabelaha hoose marku ka dhamaado kadibna baay iyo bakool ayey ciyaarta u socotaa
Comments are closed.