Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay aayaha gobolka Banaadir,Maamul ahaan halkuu raaci karo iyo waliba wararka sheegaya in gobolka Banaadir lagu daro maamulka loo sameynayo Gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan.
Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si cad u sheegay in Dowladiisa qorshaha ugu jirin in maamulka gobolka Banaadir lagu daro maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,islamarkaana shacabka dega Gobolka Banaadir iyagu aayahooda ay ka tashanayaan.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada