Dhegeyso:- Urur Matala Qurbo Joogta Koonfur Galbeed oo La magac Baxay South West Somali Diaspora Congress oo Looga Dhawaaqey Manissota

1
74

SSDCUruru la magac baxay South West Somali Diaspora Congress ayaa habeenkii xaley looga dhawaaqey dalka mareykanka stateka Manisota.

Ururkan ayaa la sheegey in uu matali doono kuna hadli doono qurbo joogta koonfur galbeed ee somaliya mel walba oo ay caalamka ka joogaan.

Ururukan ayaa waxaa uu ka shaqeyn doonaa Miudnimada iyo Wadajirka Umada Koonfur galbeed ee Soomalaiya iyo in la helo Maamul Goboleed ku saleysan Rabitaanka Shacabka oo raali laga wadayahay.

 

sswdc

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

sswdc mobil

 

1 COMMENT

  1. umada ha ceebaynina wax aad soo kordhinkartaan ma jirto inti hore ayaad baa biinaysaan markaa dad yahow iska jira farsama xumada aad samaynaysaan

Comments are closed.