Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshey madaxa hogaanka dhaqanka koonfur galbeed ee qaarada north america oo maalintii sabtida e taariikhdu aheyd 14-2-15 lagu caleema saarey magalada toronto ee dalka canada.
Wareysigiina waakan ee nala daawada.
Waa yaab maxaa dadkan ku dhacay oo la wareegayaan in ay isku magacaabaan madax iyo dhaqan aan waqtigooda hore u dhamaaday. Koonfur galbeed way badan tahay midee loo magacaabay qofkan? Ma koonfur galbeedii Sharif Sakiin mise midii Madoowe Nunow? War yaan la is wareerinin waxaan waa dhamaadeen waxaa la guda galay xisbiyo sida dam jadiid, Islaax, Aala sheeikh, Hiil Qaran iyo kuwa Farmaajo soo wato. DigilMiriflow xisbiyo la imaada haddii kale barakacayaal ku ekaada. Hogaanka dhaqanka koonfur galbeedow xaal qaado!
Comments are closed.