
Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan DoolowBaay ayaawaxay qayb ka yihiin koox qabanqaabo ugu jira qabsoomida shirka dhaca degmada DooloowBaay oo looga hadlayo soo xulista xubnaha gobolka Gado ku matalidoona baarlammaanka maamulka Axmed Madoobe ee Jubba, sida uu Wadajir u sheegay Xasan dheere oo ah Wasiirka Caafimaadka ee maamulka Axmed Madoobe ee Jubba.
Dhinaca kalena Magaalada Garbahaarey ayaa waxaa ku qul qulaya Ugaasyo,Siyaasiyiin,Waxgarad iyo Odoyaal ,kuwaasi oo dadaal ugu jira qabsoomida Shirka Midnimo 2 oo horey loogu balamay,