Xafladii xaleyto lagu caleemasaarayey hogaanka koonfur galbeed ee qaarada north america ayaa waxaa kaloo qudbad xasaasi ah ka jeediyey Dr Adan Omar Abukar oo isna degan magala ohio columbus ayaa waxaa uu aad uga hadley dadka xooga ku heysta deegaanada koomnfur galbeed ee somaliya waxaana uu si buuxda ugu sheegey in dhibta ay ku hayaan shabacka kala dul tagaan hadii ay dhici weysana la iska celin doono.
Waxaa kaloo isla goobta ka hadley Dr Xasan Xaaji Abuukar oo isna si aad ah ugu dheeraadey dhibaatooyinkii ay soo mareen shacabka koonfur galbeed somalai hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa sidan.
Halkan ka dhegeyso Dr Aadan Omar
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Halkan ka dhegeyso Dr Xasan Xaaji
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada