Hogaanka golaha dhaqanka konfur galbeed Suldaan Faqi Siciid Faqi oo xaley loo doortey ayaa caleemasaarka ka dib waxaa uu halkaasi ka jeediyey qudbad aad u xiiso badan oo ay aad usoo dhaweeyeen shacbiga halkaasi ku sugnaa.
Suldaan Faqi Siciid Faqi ayaa waxaa uu ka hadley dhibaatada baaxada weyn ee ku habsatey shacabka somaliyeed meel walba oo ay dunida ka jooga ha noqoto dibadaha iyo gudahaba wuxuuna xusey in ay lagama maarmaan tahay in xooga la saaro sidii guud ahaan shacabka somaliyeed gaar ahaana shacabka koonfur galbeed looga saari lahaa dhibaatada daba dheeraatey.
Qudbadii oo dhan waatan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Suldaan Faqi Siciid Faqi mobil
suldaan waa ku mahadsan tahay wanaaga aad u sheegeysid shacabka soomaaliyeed…gar ahaan kuwa koonfurgalbeed (Southwest)..wbtfq
Comments are closed.