Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Madaxweyne xasan Sheekh oo Ku Sugan Dalka Jarmalka

0
91

Amin_AmirWaxaa jirtey in madaxweyne Xasan Sheekh uu baryahanba ku sugnaa dalka Jarmalka si uu isaga baaro xaaladiisa caafimaad halka ay mareyso.

Amiin Camir oo fasiraad ka bixiyay xanuunka hayo madaxweynaha ayaa ku tilmaamey in madaxweynaha xanuunka haya uusan dhaafsaneyn sidii uu kursiga ugu sii fadhin lahaa.

xasan sheekh