Daawo Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Taiwan oo ayadoo Ku Dhaceysa Laamiga Laga Duubey

0
114

taiwanDiyaarad laga leeyahay dalka Taiwan oo ay saarnaayeen 58 ruux ayaa waxaa ay maanta ku dhacdey webi ku yaala bananka caasimada dalka Taiwan ayadoo la sheegayo in ay ku dhinteen ilaa iyo hada 19 ruux.