Wareysi dhinacyo badan taabana ayaa maanta waxaa ay warbaahinta koonfur galbeed la yeelatey Aqoonyahan Cabdullahi Macalin Xasan Adan oo ku magac dheer “”Cabdullahi Garam Garam”” oo ka mid ah aqoonyahanada kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya.
C/llahi Garam Garam ayaa waxaa uu aad ugu dheeraadey siyaasada guud ee reer koonfur galbeed iyo sida ay beryahan dambe u cakiran tahay waxaana uu sheegey in aqoonyahanada iyo dhalinyaraduba ay u istaagaan sidii ay dhulkooda wax ugu qaban lahaayeen.
Wareysigii Cabdullahi Garam garam oo dhan waakan ee nala dhegeysta
Halkan hoose kaga dhegeysta Mobilkiina