Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xil Ka Qaadistii Col Xaamud

2
92

Amin_AmirAmiin ayaa sawirkan waxa uu ku cadeynayaa in col Xaamud sababta loo ceyriyey ay ka dambeyso falkii alshabab ay qaraxa kula soo beegsatey xarunta xalane iyo isagoo runta ka sheegey in ciidama qakabka sida ay isk caabiyeen alshabab.

amisom

2 COMMENTS

  1. Adeer xaqa maqarsamo waxaajira wax intaas kabadan maxaalodiiday famaajo waxkale ma ahan wa ninkarmed nimadiis wxaan leyaha afxigenka wadmahad santaha shraf iyo qiimo intaas ayaa kugafilan shacabka somaliyed waxaykuleyihiin mahadsanid

  2. Fariinbaan udarayaa ciidanka somaliyed xadii ay
    Ahaan lahaayen
    Boliiska/maliteriga / nabadsugida/asluubta iyo ciidamadamada kajooga walaalahen jabuuti wa inay dhoraan sharaftooda iyo sharafta shacabkooda wad kumahadsantihiin wnaga adsameysen waxaan idiinrajeyneynaa kuul iyo sharaf ( daafed idinkana mahadsanidiin)

Comments are closed.