Xisbiga kulmiye ayaa beryahan dambe xaaladiisa loo yaabaa kadib kolkii kolkuu ka badin waayey qabyaalad iyo dad jacleysi.
Sawirkan ayaa waxaa uu amiin ku muujinayaa in shacabkii somaliland ay ka dareereen xisbiga kulmiye una dareereen xisbiga wadani taasoo aad moodo in ay carqalad ku noqon doonto xisbiga hada talada haya ee kulmiye.