Kadib kolkii maalintii shalay uu Shariif Sakiin ku dhawaaqay wax uu ugu yeeray golaha wasiirada maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa canbaaray nacalad huwan dusha uga wada tuuray shacabka ku nool gudaha Koonfur Galbeed iyo Jaaliyadaha Koonfur Galbeed ee Dibada.
Halkan ka dhegayso CanbaareyntaUnknown Album
Maxaa laga rabaa odayka siyaasad ayuu dheelaye
Adiga oo isku magacaabay Abgaal Boy, waxaa kuu fiican inaad iska aamusto. caqligaaga hadii uu kusiiyay inaad qabiil isku magacowdo. wuxuu Nabi Muxamad diiday in lagu faano inaad ku faanto caqligaaga kan dumarka uu kahooseeyo.
maslaxo digil iyo mirifle ma wado ee maslaxo daarood iyo hawiye ayauu wadaa ninkaan qaswadaha ah waxaa u cad siduu dhulkaan soo harey oo 3 gobol ah uu hawiye gacanta ugu gelin lahaa.
Sharif xassan inu siyo hal qof nima kan la yirahdo Digil iyo Mirifle.
Hadaan hawiye nahay anaga ayaa idin talin doono insha alaha eelay wiiq aad waligiin aheeden maxaa kale oo samenkartiin oon tuugsi ka aheen majiran
Ninka hawiye labaxay xishoo sxb digil iyo mirifle waa walalahena ilma samaale
Waryaa kan la baxay hawiye, hawiye ma tihid ee dadka aflagaadada ka daa. Anigaa hawiye ah waana ku taageersanahay iney D& M waxii aan maslaxad ugu jirin iska diidaan.
Comments are closed.