Reer Koonfur Galbeedoow Aqrista Kuna Quus Qaado Ninkey Wax Ugu Dhiman Yihiin Shariif Sakiin

11
298

sakiinShariif Sakiin ayaa maanta ku dhawaaqay 20 Wasiir, kuwaas oo ay ku jiraan Shakhsiyaad aan kasoo jeedin Deegaanada Maamulka Seddaxda Gobol uu Ka Taliyo.

Wasiirada La Magacaabay Ayaa Waxay Kala Yihiin:-

1- C/fitaax Ibraahim Geesay Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Amniga, (Mirifle/Leysaan).

2- Xasan Xuseen Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hub ka Dhista, Dhaqan Celinta iyo Tababarida Maleeshiyaadka, (Mirifle/Yantaar).

3- Saalim Xaaji Xasan Cismaan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta, (Begedi).

4- C/qaadir Shariif Sheekhunaa Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, (Digil/Tunni).

5- Cabdinaasir Cabdi Caruush Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga, (Hawiye/ Habargidir/ Ceyr).!!!

6- Isaaq Cali Subug Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Caafimaadka, (Mirifle/Jaroon).

7- Saadaad Maxamed Nuur Cali Caliyow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta,(Mirifle/Eelaay).

8- Xasan Ibraahim Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hiddaha, Tacliinta Sare iyo Ticnoolijiyadda,(Mirifle/Geeledle).

9- Xasan Cabdi Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinra Bulshada,(Mirifle/Macalinweyne).

10- Maxamed Cumar Zeytuun Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta,(Daarood/Ogaadeen).

11- C/laahi Cabdi Cumar Fanax Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga,(Hawiye/Wacdaan Cismaan).

12- Aadan Xasan Maxamed “Usama” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha,(Mirifle/Dissow).

13- C/laahi Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha,(Hawiye/Abgaal/Daa’uud)!!!

14- Axmed Nuur Sheekh Maxamed Luxus Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta iyo Xiriirka Jaaliyaddaha,(Daarood/Ogaadeen).

15- C/qaadir Nuur Caraale Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib u Heshiisiinta iyo Arrimaha Dastuurka,(Hawiye/Murusade/Foorculus)!!!

16- C/laahi Muuse Abuukar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Daryeelka Naafada,(Fillo Goordhgow).

17- Cumar Aadan Xasan “Cumar Dheere” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta,(Hawiye/Gaaljecel)

18- Macalin Maxamuud Maxamed “Macalin Jiis” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Daaqa, (Digil/Shanta-caleemood)

19- Axmed Maxamed Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,(Dir/Biyamaal).

20- Jeylaani Sheekh Maxamed Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha,(Digil/Shanta-caleemood).

 

Wixii dhimana waanu sugi

11 COMMENTS

  1. digil iyo mirifle markaan maqlo ani yaab war mirifle waan garanayba digil adi maxaa tahay hal askari qori aake heysta meel kuuma jooga mirifle waa dad hubeysan qadyadba yey lahaanine balse digiloow haba hadlin dadnimadaaada wexey eheeed alle unaxariistee sheekh abuukar sh mad nuuur oo ifka jooga asigiina allaa oofsaday marka lagama haaayo nin digil oo hugaamiya ah layaqaano gobal nacfici lehna allaa kugu maneesatay waziir lee lugu siiyaa iyo isbiziinz lee noqotaaba qaado xitaa waxaa mudneed inla idinka dhigo kuxieeno bes

  2. Sakiin war gole wasiir masoo dhisinee hishiis kadhexeysay sakiin iyo hawiye ayuu fuliyey bal fiiri ujeedada kadambeysay inuu madaxweyne 3gobol iskumagacawo hadana danta ugu weyn ee uu lahaa sakiin wexey eheed in g/sh/hoose uu hawiye ka gado wexeyna ku heleen 5 wasiir iyagoo gobolka xataa hal guri aan uguyaalin aan ka eheen wax ay xoog kuhaeydstaan dadkii iska lahaa gobolka gaar ahaan marka sida biimaal iyo 12ka koofi waxba lamasiinin micnahiisu waa gobolka sh/hoose waxaan usaxiixay hawiye ma ogi hawiyaha sakiin hawartiisi iney qawaan waa qaainul watan dawa dhilif hawiye dadka gobolka wexey kuqasban yihiin iney dhulkoodi difaacdaan ilaa laga helaayo cadaalad

  3. Cawaan baatahay hadaad hawiye suu uga midnoqonkaraa maamulka sedexdaan gobol taagantahay. Intaadan meelkale gaarin balhorta ee deegaanada ceelasha biyaha ilaa afgooye oo magaalo weyn noqotay.

    teedakale meey Sheeqaal? Deegaanada gandarshe ilaa dhanaane yaadega?

    Shiiqaal sida lagu siinwaayay wasiir aan layaabanahay oo OGAADEED 2 WASIIR!!!! maamulkaan uga heleen.

    maamul socondoona maahan kani

  4. ceelasha biyaha keliyaaba kashacb iyo dismo badan magaalooyin iyo tuulooyin badan oo la iskudaray oo sedexdaas gobolkatirsan

    mida kale, waa in shiiqaal wasiir lasiiyaa. Ogaadeen wey uga xaqleeyihiin gobolka.

    Galjecel inay degto sedexdaas gobal calaamada geelkooda iyo reer baadiyo ah tuugadooda dadka jidka ugali jirey baa kamarqaati ah sh hoose ilaa gobolka bay.

    hadii inay waxaan socdaan larabana waa in nimanka marka joogo howlaha ciidanka maamulkooda lasiiyaa.

    hadii kale….wax micno ah malahaan doonto laba siyaasi oo hawiye udhashey oo xamar hotel iska jiifa sida cabdulahi sh xasan xil la iskaaga magacaabo

  5. marka hore waa in uu maamulkan hirgalaa,oo la dhisaa ciidankii degaanka iyo hay´adihii maamulka,, si aad taas u gaarto ,waa inaad marka hore qancisaa dadka wax dumin kara si aadan fadhiid u noqon, marka labaad maamulka waa ku meel gaar,sannadka 2016 waxaa la qabanayaa doorashooyin,ay dadka soo dooranayaan hoggaankooda mid degmo iyo mid gobol,, waxaana shaki ku jirin dadkii asalka u lahaa dulkan inay ku soo bixi doonaan doorashooyinka,qaar badan oo hadda la magacaabayna ay dariishadda ka bixi doonaan,,ee ha deg degina howsha waa la wadaaye.

  6. Dhamaan inta kasoo jeeda digil iyo motif waad salaaman tihiin.waxaan halkaan oga jawaab celinayaa ninka rabo in uu ceelasha biyaha gobol nooga nigo lags soo dooran karo hawiye ama daarood falls iyo degasnka waxba kama garanayside ha is ceebay taariiqdana dib u aqri hadii wax lagu baray

  7. Taariiqda adiga dib u aqri walaashey muna (waa hadii aad gabartahay).

    Ceelasha biyaha shacbiyada iyo dismaha maanta kuyaal maadan arag baan umaleenayaa. Wey kadhismo iyo adeeg badantahay ina magaalo oo sedexdaan gobol kutaala hadii laga reebo marka ama baydhowa,

    Su aasha aan kuusoo jeedinayo waxey tahay maba tagtay ceelsha biyaha??? waad yaabi hadaad aragtid maanta..waa wada dhismo iyo magaalo xaafadeysan meelwalba. Wax kayar 10 sano gudaheedna bay kudhisantay.

    Taas waa tusaalo. Balse beelweynta hawiye meelobadanoo gobolka katirsan bey dagaan dhaqaalaha gobolka sh hoosena 95% iyakaa waxsoosaarka iyo shirkadaha gacanta kuhaya iyo wax dalka laga dhoofiyo ama xamar iyo gobolada kale loodiro.

    tiro waa shacbiyad iyo dad. 1 man 1 vote iyo meesha madegentahay iyo guri makaaga dhisanyahay, ganacsina makuleedahay?

    Hawiye cid ugabadan gobolka majirto mana jiridoonto, haba hakusiikororaan 25sano oo ugu danbeeyay balse beelo badanoo ASLIYAN gobolka kasoo jeedaa jira oo hawiye ah.

    Taariiqda magaalomadaxda MARKA aqri bal marka hore.

    Historians ama geographist Ibn Saciid Qarnigii 1300’s waxuu magaalamadaxda gobolka sh hoose kaqoray aqri. Waxuu yiri waa saldhig qabiilka HAwiyeh.50+ wey kuleeyihin buuyiri.

    Teedakale intuusan siyaad bare dhulka kala jeexjeexin sh. hoose waxey katirsaneed 8dii gobol asalka eheed ee BANADIR intaan beentaan lasoo alifin lanasoo dhoodhoobin oo beesha darood loogu adeegayo.

    Raalibaalagayahay reer garowe iyo kagadaal laascaanoon iyo qabridahare kasoo jeeda iney Kismaayo iyo jubooyinka kulasheegtaan amaba sheegtaan balse hawiye oo KOONFUTA soomaliya qabiilka ugu weyn ah asliyana kasoo jeeda afka lagu taago

    Adeerayaal xaalku saas ma’ahan…taasna soconmeyso

    marka hore jubooyinka dadkii xaqa ulaha taladooda haloodhiibo

    waxa kaloo layaabka leh waa arinta sababtay in KOW mahan balse LABO wasiirka Axmed Madoobe jufadiisa kahelaan sedexdaan gobol.

    hawiye waa iney madaweyne ama madexweyne kuxigeen meesha kahelaan iyo/ama hogaanka ciidanka iyo siyaasada…xaqbeyna uleeyihiin…waaba hadii ay ogolaadaan in sh. hoose lagajaro Xamar iyo shdehxe oo BANADIR la isku oranjiray asliyan Afweyne kahor

  8. YA UU SHEGA YA OGEYSIYA IS MOOG Ninkan inuu booskisa uu so socdo ya uu shega. Somalidu waxa ay ku mahmahyoota UShi walalka ku dahcdey adiga GUMUDKEDA ayaa ku sugayo Hassan Shekh iyo Sherif Hassan waa is moogyihiin . Shirqoolka DM lo waalqey tey ayaga isu walaoqowhayaan ayaa ka weyn.
    Laqdabo ay ku Heshiyeen Lillahiga aya ku DAGALAMIDOONA INSHA ALLAH mar aan dhereyn.

  9. warkaan ayaa qof Facebook iigu soo direy ee ila wadaaga “Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun, fadlan ila fiiriya sida ay u liitaaan D&M: Number 8 waxaa ku qoran Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare & Tiknoolajiyada Xasan Ibraahim Xasan oo Degmada Afgooye looga Yaqaan Xasan Gurmad, waa Nin Hawiye ah, HabaarGidir ka ah, Saruur kasii ah, inta Malaaqa Geelidle u tagey ayuu Baabuur u gadey, xoogaa lacagna siiyey, kadibna Bil Gudaheed waaba Geelidle, kaba siidarane waa Wasiirkii Geelidle, markkas ayaad na leedihiin Qadiyada D & M hala ilaaliyo, nacalaa Qadiyadiina kutaal….. Xasan Gurmad iyo Nin Abgaal ah oo la yiraahdo Cali Jamiil waa nimankii gatey dhulalka Jaziira, Ceelasha Biyaha, Lafoole, Afgooye iyo dhulal badan oo Gobalka Sh/hoose ah, waa Nin wada Talaal farabadaan oo Haawiye ah ee halaga digtoonaado, waxaa kaloo cajiib ah in Beesha Sharafta leh ee Geelidle aysan kahadlin arrintaan Xanuunka badan, oo weliba Lagu qanciyo, “HabaGidir waaku soo dhaxdhaqmey, Hooyadiisaa ah….iwm”

  10. War la umba umbeyo weykax karoon waa laqustaye quso digilow dabaalow oona dayuusow wali fursad ayaa heysatin jihadka waa socdaa ee garab istaaga walaalihin mujahidinta bimaal waa fursadii ugu dambeysey aw gare gesi magalo nacamleyo nimadin ceer wax waad ku heli weysen hadii aad garabsiin laheden mujahidkii macrufka ahaa shekh abukar shekh maxed nur oo garab istagi laheden waxaan madhici laheyn maanta inaad hadashan ma banaana ma mirifle awal wax kasugeysen mataqanaa konfurgalbed waa hawiye iyo mirifle

Comments are closed.