Agaasimaha guud ee Isbitaalka degmada Afgooye Nuur Cumar Mayow oo warbaahinta la hadlayey ayaa waxaa uu warbixin ka bixiyey xaalada guud ee isbitaalka iyo waxa uu isbitaalka u baahan yahay. ayaa ka dalbaday maamulka degmadaasi in ay wax ka qabtaan bur burka wado gasha Isbitaalkaasi, taasi oo dhibaatooyin ku qabaan.
Agaasimaha ayaa sheegey in cisbitaalka uu sidii hore aad uga wanaagsan yahay balse uu u weli u baahin yahay in wax laga qabto dhinaca korontada ,Amniga iyo sidii shaqaale badan oo isbitaalka ka howl galaa loo heli lahaa iyo mushaarkooda.
Hadaladii Agaasimaha waxaa ka mid ahaa.
Agasimaha Isbitaalka Afgooye Nuur Cumar Mayow
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Agasimaha Isbitaalka Afgooye Nuur Cumar Mayow Mobil