Sida uu ku soo waramaayo wariyeheena magaalada Baydhabo Maxamed Cabdicasiis waxaa kulamo aan loo kala kicin oo dhexmaray qaybaha kala gedisan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo saacadihii lasoo dhaafay aad looga hadlay waxa lagu sheegay golaha wasiirada KoonfurGalbeed ee maalin nimadii shalay uu Shariif Sakiin kaga dhawaaqay gudaha xarunta Serjitada garoonka Baydhabo kulamada kadib ayaa warbaahinta Wadajirradio iyo Daafeet.com la hadlay qaar ka mid ah Bulshada Rayidka waxayna si caro leh uga horyimaadeen golaha wasiirada uu samaystay Shartiif Sakiin.
Halkaan ka dhegaysoUnknown Album
Waa cadaalada Rerwin. Waa sababta ay Garruhu uu diden, inay ka midnoqdaan Baidoa administration.
DIGIL IYO MIRIFLE , AAD IYO AAD AYAAN UGA XUMAHAY IN SIDA IDINLA GALO , MEEQA SANO AYAAN IDIN LAHEEYN WAXA LAGAARIDOONA MAR AAN WAXBA LAGA QABAN KARI HAWIYE NAAREED , LABO SANO IYO 3 BILOOD AYEEY DAGAAL KULAJIREEN WALAALIHIIN BIYAMAAL KUWA HADDA LOMAGACAWAY WASIIRADA ,IDINKANA WAXAAD KA FIIRSANEEYSEN DARIISHADDA , MARKAASA HADDANA AAD WASIIRO UGU DARTEE, MARKA WAXAAD OGAANEYSAAN IN KOONFUR GALBEED OODHA LA WAREEGI DOONAAN HAWIYE NAAREE HADDI HADDA ADAN GARAB ISTAAGIN BIYAMAAL WAXA LA IDKUGU IMAANAYA BAKOOL IYO BAYDHAO OO XAQIIQO AH , MARKA WA IN LAFIKIRA OO LAGA TABAABUSHESTA LOOGANA HORTAGO BUULO EELAY IYO BUUR KAROOLE OO AH XUDUUDEENA RASMIGA AH, =WABILAAHI TOWFIIQ=
waayaab…..Axmed Madoobe oo hore taangi kenya ugu sookaxeystay kismaayo jubooyinka iyo Gedo (oo lawada ogsoonyahay iney maaymaayda siibatan MIRIFLE leeyihiin) Jubada dhexe iyo hoosana wax kadagaan….kii hore saas meesha taangi kenaati ugu sheeganaya oo hadana jufadiisa hoose labo wasiir laga siiyay maamulkisheegan koonfur galbeed lagama doodayee….5 wasiir oo daciif magac uyaal ah oo beel weynta Hawiye lootuuray baa la buunbuuninanyaa.
Digil iyo Mirifloow hadii aad caqligaas leedihiin aadna moodaan inaad Hawiye saas uficlikartaa ogaada inaad oodwadaag latihiin ladhaqankoodana aadan marnaba kamaarmin. Meelaha wax la idinka sheegsheegayo aadbaanu unaqaan balse idinkey idiintaal….waa idinkii lixda gobol katanaasulay.
URUURADA BULSHADA GARAB AYA RABAAN GACAN AY RABAAN GURMAD AY RABAAN INTASI HADAAN LA GARAB ISTAGNO GUMEYSI WAA DHAMADEY.
marka xore asc dhaman wa ni salamey inta fikirkoda kadhiwatey iyo inta anan dhiwanba aqristo anege rayegega xadan kadhiibto shariif sakiin wu qaldanyaxay wuxuna ku qaldanyaxay anaga kasmanyo mamul ayey smesten wazir kumalaxin butlan sidokal muduk xader aya lasamenrawa mafilayo inaan ku laxandono xeta waziir ku xegen maxelikarno tena in nalla qebsado todana ayega ku akaato surtagal macaxan anega fikirkega darenkega wa inta fiira gaar
Asc salan kabacdi meybaa sin shegey ninka la eraaw sharif sakin sidisba in in gadadi dhulka digil oona injirne wal digil le eraaw weybaa usku lee dhulka hawiye iyo mirifle 20 sano walaa lin shal tabsanayi meyhayi waa dhulka digil mirifle walisheyba dhulka digil siduun iyee in gadi jirii haku bilaw xiligii zobe ilaa iyo hada inki damboye sakin xiligii RRA xitaa rali maku hayni in laxureyo dhulka digil gu aan kuun wal oo mirifle iski og gililow meybaa sin shegee fadhiga ku kaha xiligi mujahidka shekh abukar dagalimayi dagal diden digillow gega qaylida dhafa ama fadhiga ku kaha walaalaha bimal garab istaga hoo kale dhiga iyo sokorta weyba inis ki kiden sakin usiina faylahaan unku sugten waligin
SAKIIN MEEL WAA KU SAAREYNAA ILAAH IDINKIIS
war hala kaco digil iyo mirifloow ninkaan hawiye u shaqeeyo halooga soo horjeesto wada jir 3 gobol daarooduu siiyey saddexna hawiye oo aanag walgeen booyaaso maan u ahaaneynaa.
Hareda Bolis,
Haddii aad Hareeda Booliistii aan aqaanay- alleylehe waxaad u bareertay in aad borobogaando iyo isku dir aad dhalinyarada iyo siyaasiyiintooda aad ka dhex qarxiso. Maxaa yeelay waxaad tahay qof siyaasada wax ka raadshay kuna fashilantay hadana NGO isku dayey tiina aykuu socon wayday.
Markaa , waxaan ku leyahay fidnada aad wado iska daa xaqiiqda ka jirto shabeelaha hoose cid ay ka qarsoon tahay ma jirto. Biimaal sanad ayuu dagaal waday hal qabiil oo ka tirsan Digil iyo mrifle oo taageeray ma jirto haddii ay noqon lahayd maadi iyo macnawiba. Maantey waxay bananka ka joogaan magaaaladoodii marka cadeey. Sidaasoo kale digil waxba kama ahan degmooyinkooda oo dhan oo waala duldegan yahay , ilahii dhaqaalaha oo dhan waa laha heystaa midii siyaasada iyo milatarigaba hasheegin.
Iyadoo intaasoo xaqiiqo ah ay jirto inta dhalinyarada niuada wanaagsan laakiin waaqica ka dedan la maranhabaabiyo oo been loo horkacaa waa qalad iyo daciifnimo weyn.
Waalayaal gacantiinkaa xoog badan dhunku markaat tabar heshana ka saacid caleey. Jago wasiir waxay tahay malahan waxaa ka dano badan oo lagu oofsanaayo.
Ee is dajiya Sharif Xasan iyo siyaasiyiinta la safan Waxay ogyihiin dhiiqo badan oo taalo si caqli lehna way uga gudbi doonaan ee ducada ku soo kaalmeeya tafaraaruqana iska ilaaliya. Mahadsantiin
Walaashey Hareeda Ibraahim Boliis inaad halyeeyad waddaniyada tahay waxaa iigu daliil ah si ay qoraaladaada u dhibsadeen qaa’inul wadhan DM u dhashay iyo kuwa ku adeegtaba. Wallaahaan ku dhaartaye, guul baad u taagan tahay si fiicanna way ula socdaan dadaalkaada dhammaan waxgaradka DM waxaan ku leenahay halkaaga kasii wad wannaagaada taariikhdaa ku xusi doonta.
Aw- Aarow.. waa runtaa kuwaan ninkii runta u sheego ma rabaan
Midka Hareeda bolis afkiisa uraayo ku haayo.. muxuu ka yaqaanaa? kuwaan camal waa kuwii canaasiirta la dhihi jirey ee waa wax wasaqeysan anagana yesan na wasaqeynin.
Hareda waa hooyo soomaliyeed ka soo jeeda beesha digil iyo mirifle dadkeedana uma kala soocana waa isugu mid waana qof weligeed u soo taagnaa isku duubnida iyo horumarka digil iyo mirifle weligeed ma gaban weligeed madaxtinimo uma baahanin waa shaqeysataa nolosha uGu fiicana wey ku nooshahay, xafiiskeeda iyo masuulka ay tahay in aad aragto ayaa la rabay waxay habeen iyo maalin codkeeda kor uGu qaadaa in ay xaqaada kuu soo saarto markaa dadka maskaxdooda la dhaqay ee calooshood u shaqeystiyaalka ah ..aamusnaanta ayaad ku fiican tihiin .
wa billaahi towfiik
war ninkaan odiiga iskaa daayaa wa nin Madaxweyne wanaagsan ee aflaagaadada ka daaya wa nin xilkiisa garta bal eega sida xaqa u qeebiyey wasaraadaha qolo kasta way heeshay xaqii laheed haddii noqon lahayeen D/M iyo HAWIYE IYO DAROOD war cadaalad buu sameyey wakaa taana wa G U U L aan lafileynin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Comments are closed.