Maashaa Allah, Waa wax loo baahanyahay in loogu daro waziiro Labada dowladood oo kor lagu xusay, way istaahilaan maadaama annagu naga tagtay kalsoonidii.
Tan kaloo xigta Ciidan ayey u soo direen Soomaaliya oo naftooda u huraayo- inay ilaaliyaan- Siyaasiyiin is nacban oo ujooga Jeebkooda kaliya in ay wax Ku shubtaan, taasoo u sahashay dowladaha Deriska nala ah, in ay waddankeena ka fushadaan wixii ay rabaan, iska daayee Waziiro loogu darro Xukumadda Soomaaliya!

Comments are closed.