Banaanbax Aad U Balaaran oo Looga Soo Horjeedo Shariif Sakiin Iyo Xertiisa oo Hada Ka Socda Magalada Baydhaba

4
68

bananbaxWarar aynu goordhow ka helney Magaalada Baydhaba ee Caasimada Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in Bananbax aad balaaran uu ka socdo magaalada, kaasi oo ay dhigayaan Shacabweynaha Koonfur Galbeed.

Bananbaxan ayaa waxaa looga soo horjeeda waxa ay shariif iyo kooxda u ololeyneyso ay ka wadaan magalada baydhaba looguna dooranayo in Shariif Xasan loogu doorto waxa loogu yeerey Madaxweyne 3da gobol.

Dadka Dibadbaxa dhigaya ayaa si weyn u taageersan Dowlad Goboleedka Xalaasha ah ee Koonfur Galbeed.

Waxaa sidoo kale la soo sheegayaa in Dibadbaxayaasha ay Gubayaan Sawirka Shariif Xasan Sheekh Aadan.

 
Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. aad iyo aad ayey u wanaagsan thy banaanbaxa eey dhigaayaan shacabka raxanweyn. lkn waxaan arko umada ma ila arkaan? waxa kaliya oo la rabo waa in la iska hor keeno siyaasiyiinta reer Raxanweyn, qabiilada reer Raxanweyn iyo umada Raxanweyn.

  2. wadahadal waa xalka kaliya oo shacabka raxanweyn eey wax ku gaari karaan. qabiiladii naga horeeyay waad araktaan sida la isaga horkeenay. tusaale ahaan habar gidir iyo abgaal. maskaxda hala isticmaalo.

  3. waa in xal laga gaaro dhibka ka socda baydhabo oo ay dowladu iyo amisom iyo siyaasiyin calooshood ushaqeystayaal ah ay ka wadaan baydhabo..aqligu waa inuu shaqeeyaa lagana gudbaa in la dhageysto cadowga rer k/galbeed ee raba iney ku xukumaan dhulkooda iyagoo adeegsanaya shaatiyaal iyo magacyo ka duwan…

  4. sckm,warax matulaahi wabarakaatu.walaaliyaal waadsalaman tihiinsalaman kadib waxan idin leyahay inta khalbiga wanaasan sida ayhaba ay isku dubnayeen waxaan leyahay sida iyo si lamid ah ayaan idinku ogahay sababto ah isku dubni baa lagu gara horumar iyo wanaag waxaan idin leyahay guleysta weligiina waxaan ilaaha awooda leh idinkaga baryeyaa nasrigiisainuu noosoodedejiyo waayo aduunkan waxaa la arkey intuu dhibkhabe usan hadlin waxaaba hadlo dheef khabe dadkeenii oo24 sano madaxa logu istagnaa oo markey isyiraahdeen bal kac oois hagaajiya laleyahay waxba madooni kartaan in ldin doono mooye marka walalyaal waxaa wajib nagu ah in ale itii ilaahay garansiiyey iney biniadam kaxoroobaan isku duubnaada ilaahay ayaa idinla jire waad guleysaneysaan bidinilaahi kariim walalayaal somaliya waxey lahagagiwedey waa xakhdaro ilaa hadana wey wadaan likiin waxaan ilaahay ka baryeynaa inuu xakha tuso ioy kitaabka khuraanka iyo sunada nabigeena muxamed salabaatulaahicaleyhi wasalim walaaliyaalow waan guleysaneynaa ishaa alaahu mar dhow sabra ooadkeysta libaantu waaidin imaneysaa kuna adkeysta 6diina gobol kg soomaliya teeda kale waxaan idin shegeyaa ha la aqriyo quraanka ebe gushu wey noo imaaneysaa waxaan jecelaan lahaa hadii ay qoraalkeyga ay aqrisato walaashey xareedoadan boolis waa gabar an ilaah daetiisa aan ujecelaadey dacad nimadeda ha idhafto Emailkeda marki ay waxsoo qorto inshallah ismaqal dambe oo xiiso leh.

Comments are closed.