Dhegayso…Mungaab oo dil ka badbaaday iyo Muqdisho oo noqotay Bahalogaleen

0
105

moongaabIyadoo Al-Shabaab ay fashiliyeen qorshihii Nabad ku Afur ayaa hadana Muqdisho waxaa wali ka socda dilal qorsheysan oo loo gaysanayo saraakiil iyo shacab kii ugu danbeeyayna waxaa maanta lala eegtay Mungaab gudoomiyaha gobolka Banaadir

Halkan ka dhegaysoWarbixin Maxamed kaafi

Ku dhegayso MoobilkaagaWarbixin Maxamed kaafi