Dhegayso..679 Sarkaal oo dablay laga dhigay iyo Janano been abuur ahaa oo hoos loo dhigay derajadooda.

5
68

indhoSaraakiil haystay derajooyin been abuur ah ayaa waxaa markii ugu horaysay laga xayuubiyay derajooyinkii been abuurka ahaa ee ay wateen,

saraakiishaan ayaa waxaa lagu waramayaa in haatan qaarkooda oo ahaa janano ay noqdeen dablayaal.

 
Halkan ka dhegayso.

 

Unknown Album

5 COMMENTS

  1. kkkkkkkkkkkkkkk ilahay xaq waa soo dedejiyaa
    wax xuna Raali kama noqonayo xumantii xuma wadayaasha manta Xaqii ayaa ku yimid ee aruurtoda ha u xiirtaano ama Howshii ay qaban jireen waa yaqaaniin ee haku noqdaano Howshooda dad la dhacayana masrkaan ma jiri donto qof waliba indhiisa waa furan yihiin

  2. Hahahhahhahaaaa,
    Darajada kaliya ma`ahan in laga celiyo waa in hantidii ay dadka kaboobeena ay dawladu ka qaadaa.
    xabsigana loo taxaabaa kuligood
    xabsi daa`in ah.

  3. waa xaq waayo jeneral laiskamanoqdo waxay u baahantahay aqoon, waayo jeneralka waa inuu ahaadaa ruux difaacikaro dalka oo dhan ee ka waa xaq in laga qaado jeneral dadkiisa dila bililiqeysta kuwa kani waa kuwo jeneral beeleed waxaana looga dhigay iney maslaxad kutimaado ee maahan jeneraalo dhabah waxay u cararaayeen ayaa ahaa jago doon nimo hadii lasiiyayna waxay meesha kasii wateen moryaan nimadii mar waa xaq in laga qaado tital beeleed ka ay ku heleen iyo darajada ay bililiqeysteen waana xaq usoo daahiray umada soomaaliyeed

  4. Kkkkkkk toogasho in lagu xukumo ayeey aheyd waa qiyaano qaran mooriyaan la yaqaan oo darajadaas xirtay

Comments are closed.