Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in Ciidamo beeleedka beesha Hawiye ee dharka ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed qaba ay weli ka qawlaystaan gudaha gobolka Shabeelaha hoose xili ay Dowlada Soomaaliyana ay horay u shaacisay inay wax ka qabanayso qowlasysatada reer Hawiye.
Qawlaysatadan beesha Hawiye ayaa waxay maanta wadada u galeen misna ka furteen guud ahaan wixii ay wateen dad shacab ahaa oo ku safrayay wadada dhoobayda ah ee u dhexeysa deegaanka Janaale ee degmada Marka iyo deegaanka Mubaarak ee degmada Awdheegle.
Kooxdan burcad beeleedka Hawiye oo haatan labisan dharka ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay u muuqdaan kuwo ay madaxda Dowladu ku taageersan tahay falkoodan waxashnimo ee ay kula ka cayaan dadka Shacabka ahee ku dhaqan gobolka Shabeelaha hoose.
Halkan ka dhegayso Unknown Album
dm ka degan shabelada hoose gaar ahaan gare iyo jiido wa hubeysanyihin hita hubeer wa hubeysan tahay qabiilka kale la dega biimaal wa hubeysan yahay intey tashtaan oo isku fikir naqdan mey iska dhiciyan haarantan haarantana dhashey hawiye la leeyahay asi dhibka isbaaro keli ma joogi doono wa soo dhafaya mida kale dhin uma year reer shabelada hoose walaaliyal dm gacmaha is qabsada siiba reer shabelada hoose hawiye wa dabaal ceeb ma yaqaano caay low yaqanaan canaan oow wah ku leeyahay ha la iska canaanto hada rabta in aad heshan nolol fiican dhulkina ay taala isku hirma dmka dega shabelada hoose aan u shegaya qoralkan wsc
scw aniga waxan layabanahay aaway dadkii asalka ee g/sh/hoose sida garaha jiido gaaljecel jareerweyn 12ka koofi oo marka dega geledi begedi 5caleemood ajuuraan tuni reer barawo maxaa gobolka sh/hoose loogu dhigay mid biimaal keligeeda iskaleh maxaa qabiiladan mawada dhinteen markii isbaaro ladhigto maxaa biimaalka keligiisa uqee qeyliyaa sida nin guri adiga keligiisa iskaleh ookale miyeysan eheen fadkii iyaguna goblkaasi udhashay iney isdifaacan qadiyada goblkana ay dhamaan kawada hadlan biimaalka wuxuu ciyaroyo waa gobolka ayaa lana xoogoyaa ayuu kuqeylinaa si dadka uarkaan inuu biimaalka gobolka leeyahay ama markaba leeyahay gobolkana wuxuu kadego waa no50 markana buuljaan dadkii marka lahaana iyo kuwii gobolkaba waa wada daawanoyiin biimaalka keligiisa ayaa lagudeeyey waa in ay kafiirsadaan arintaan hadiikale waxaa dhicidoono biimaalka markuu hawargidir kaguuleysto wuxuu usoo jeesana dadka ladega oo aana hubeysneen iyo kuwa huweesanba ee waa iney hurdada kakacdiin oo biimaalka xukunkiisa waa aragteene marlamaad yeey idinku dhicin arree lukta koruqaat iyo bada anaalehee maxaa malaayga ugu guraney arrow
Ninka maxamed nuur sheektey ””’ adiga mataqaanid biimaal ee baro biimaal waxowna degaa biimaal laanta buuro ilaa baraawe dameer haa tahay. Ee ogow biimaal waakii kaa difaacey hawargidir
To: Maxamed nuur… Anaga ha iska keyna dhigin inaad dhalad sh.hoose tahay.
Waa leys yaqaanaa hadalkaaga ayaana ka dareemi karaa in aadan ahayn qof u dhashay gobolka shabeelada hoose..
Gobolka Sh.hoose nacaskiisa xita sidan aad u hadleysid uma hadlo..
Mida kale walaalo isku tashtay oo inay qadiyadooda u dagaalamaan ku tashtay marnaba ma ka dili kartid..
Digil iyo biimaal iyo inta walaalahooda gobolka u dhashay qadiyadooda ayey u kaceen nacas adiga oo kale ma kala dili karo ee orod u laabo galgaduud iyo shabeelada dhexe iyo meelaha kale lagaa soo dirayba.
Biimaal aad leedahay xukunkiisa waad aragteen war hadaad damiir soomaalinimo leedahay miyaadan ka damqadeyn walaalahaaga soomaaliyeed 22 sano biyaha laga iibsanaayey.?
war miyaadan ka damqaneyn walaalahaaga soomaaliyeed 22 sano beerahooda xoog lagu heystay?
war miyaadan ka damqaneyn walaalahaga soomaaliyeed inta guryahooda nambaro lagu qortay lacag looga qaadan jiray bil walba?
Hadaad dhalad gobolka shabeelada hoose tahay sidaas ma aadan uhadasheen ee dhalad in aadan ahayn ayaan dareemayaa..
dadka dhaladka aan la sheekeysanayaa adiga sheeko inagamaba dhaxeyso..
Markaawi. Waad mahadsantahy doqonta. Wax mafahanto
salam walalaha digil salan kabid maxamed nur runta ayuu ka had lay biyamal Halkey ka dagan shabeelooyinka waa suaal is weydiin mudan midkan axmed biyamaal labaxay we magacyada Kayla duwan so kala qatay habar gidir yaad ka celisay naftada ayaadan ka difaacan Karin fidnada waa huruda ee dadka islamka yaan la isku dirin bagekan ninka so qoray gudoomiyaha warka uu sheegay iyo warka uu qoray isma lahan war alle ka cabsada xumanta dadka kale waad isla aragtaan tiina fiiriya hawiyana bage war lagu so qoray iyo awoodba waxba loogama qadayo lakin nabada iyo daris wanaaga in mar walba loo hiiliyo ayaa wanaagsan
Kuriiko inta qabiil aad soo tirisay waa eeyle marka saxiib masaakiintaas dagaal ha gelin cid hawiye la diri kartaa soomaaliya ma joogto kam shufnaa macaadalaahi huuri
To: wiil habar jini
Wiil habar eji ma og tahay inaad shacabka soomaaliyeed ugu liidataan hadaad tihiin habar gidir..
Magac hawiye hadda aniga ha ii soo qaadan waan ku ogahay marka ay sheekadu kugu xumaato hawiye ayaad raadsataaye marka kalena asaga ayaad dilida ka bilowdaa..
Markii qolo soomaalida ka mida ay kula dagaasho kuuna awood sheegato waxaad tiraahdaa yaa hawiye markaasna waxaa kusoo raacaya inta wax ma garatada hawiye sida qaafow oo kale..
50 ciyaal ayaad iska celin weyday adigoo isticmaalaya wixii hub ahaa oo soomaaliya lagu difaaci lahaa..
marka awooda runta kuu sheegtay ayaad soo kaxeysatay xoolaha qaafow la yiraa asagana marka uu nafsada u yaabay ayuu duqeyn u geystay tuulo ay haween iyo caruur iyo waayeel keliya ay ku hareen, dhalinyarada la dagaaleysa sooma jeestayaasha ah oo hortisa taagana uu duqeyn waayey..
Marka geesinimada aad ka hadleyso ma islaamo, waayeelo iyo caruur la duqeeyaa geesinimo ah.
Habar gidir geesiyada soomaalida ayaan u heystay balse waxaanba arkay ayagoo soomaali ugu liita..
Habar gidir waxaan u maleyn jiray inaysan xabada ka baqan balse waxaan arkay ayaga oo walaalkooda dagaalka uga cararaya baqdin xabad..
Biimaal waa kan kaa soo saaray marka ilaa janaale ilaa laanta buuro oo aadan xitaa cagta soo dhigi karin adigoo uusan kula socon qof deegaan ah ama biimaal ha noqdo ama walaalaha digil ama inta walaalaha ila degta gobolka..
Habar gidirey geesiyadiina miyey dhamaadeen waa idinkii meel walba la idinka soo ceyrsanaaayeee.
Viva biimaal iyo inta walaalaha ah gobolka u dhashay sida digil, shanta caleemood, jareer weyne inta kale aan magacyadooda halkan ku xusin..
But no habar gidir ileen idinka ayaa gogosha la idin dhigay ku xaaray 22 ka sano ee aan so dhaafnay..
Comments are closed.