Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo 3 Dhalinyaro ah Ku Xukuntey Dil Toogasho

Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday xubno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasoo kala ah Shuceyb Cabdullaahi Maxamed iyo Saadaq Cabdijabaar Xuseen. Labadan dhalinyaro ayaa loo heystaa inay ka qeyb qaateen dilal ka dhacay magaalada Muqdisho oo loo geystay askar ka tirsan ciidanka dowladda. Eedeysanaha koowaad Saadaq Cabdijabaar ayaa loo … Continue reading Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo 3 Dhalinyaro ah Ku Xukuntey Dil Toogasho