Comments on: Daawo: Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Dhex Muuqda Caleemasaarka Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye http://www.daafeet.com/2015/05/29/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-dhex-muuqda-caleemasaarka-malaaqa-xamar-iyo-xamar-daye/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Sun, 31 May 2015 17:44:45 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.2 By: gabar cismaan dalandoole http://www.daafeet.com/2015/05/29/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-dhex-muuqda-caleemasaarka-malaaqa-xamar-iyo-xamar-daye/#comment-4452 Sun, 31 May 2015 17:44:45 +0000 http://daafeet.com/?p=20842#comment-4452 In reply to afgooye cade.

Afgooye jareer

ma adigoo jareer ah baa iiga sheekeynaaya reerkeyga intaad afkaaga labo taako saarto
edeb ka yeelo arimo aan ku quseyn oo aan wax lagaa weydiin e ku mashquul kaaga
adiga wax laga weydiin mayo mataan c/lle malaaq ma lahaa mise malaheyn .

]]>
By: Mirifle http://www.daafeet.com/2015/05/29/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-dhex-muuqda-caleemasaarka-malaaqa-xamar-iyo-xamar-daye/#comment-4451 Sun, 31 May 2015 13:46:12 +0000 http://daafeet.com/?p=20842#comment-4451 Eng. Saalax ileen waa waashey….kkkk
CD waanba ku ogeen waalida…kkkkk

]]>
By: Caaqilka mudulood http://www.daafeet.com/2015/05/29/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-dhex-muuqda-caleemasaarka-malaaqa-xamar-iyo-xamar-daye/#comment-4450 Sat, 30 May 2015 23:49:12 +0000 http://daafeet.com/?p=20842#comment-4450 Welcome malaaaq waa malaqa kow iyo tobonaad ee belaha xamar iyo xamar daye ee mataan cabdulle

]]>
By: afgooye cade http://www.daafeet.com/2015/05/29/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-dhex-muuqda-caleemasaarka-malaaqa-xamar-iyo-xamar-daye/#comment-4449 Fri, 29 May 2015 21:25:58 +0000 http://daafeet.com/?p=20842#comment-4449 Waxaan leeyahay gabadhaan mataan kaa sheegeeysid waligii mayeelan malaakh ab iyo isir toona umalahan ee ulajeedada kadan beeysana waanaqaanaa ee candhuuftiina gadaal udhunjiya iimaankana ilaaheey hadin galiyo

]]>
By: gabar cismaan dalandoole http://www.daafeet.com/2015/05/29/daawo-wasiiro-iyo-xildhibaano-ka-dhex-muuqda-caleemasaarka-malaaqa-xamar-iyo-xamar-daye/#comment-4448 Fri, 29 May 2015 17:04:41 +0000 http://daafeet.com/?p=20842#comment-4448 waxa loogu magac daray kulahaa halahaas ma qaraar bey idinka tahay duli waaxid
adeer hadii aad jaahil ka tahay malaaqa xamar iyo xamar daye weligiis buu jiray wax hada la sameeyana ma ahan balse hadii aa taariikhda jaahil ka tahay dadkaa la weydiiyaa kula se yaabi maayo in aad u egtahay nin bulkiisa siduu uga yimi oo aan aduunyo la socon inaad tahay hadaaba tiri malaaq cusub malaaqyada mataan c/lle ee soo jirenka ahaa.

]]>