Comments on: Alif Wax Ma Leh Iyo Wuu Leeyahay DigilMirifle Jawaari Ayay Ka Maqleen (Waa Maqaal Qiiro Leh) http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/ News iyo Barnaamijyada Redio Daafeet Tue, 09 Jun 2015 05:54:59 +0000 hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.5.3 By: Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/#comment-3217 Tue, 09 Jun 2015 05:54:59 +0000 http://daafeet.com/?p=16250#comment-3217 Digilmirifle waa sadex ee waxaan leeyahay laba midkoot ha noqdo.mhd

]]>
By: mohamed nor ibrahim http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/#comment-3216 Tue, 14 Oct 2014 08:41:36 +0000 http://daafeet.com/?p=16250#comment-3216 wowayada iyo dhulka an leenahay waa an ka difacna cadoga,

]]>
By: mohamed nor ibrahim http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/#comment-3215 Tue, 14 Oct 2014 08:35:03 +0000 http://daafeet.com/?p=16250#comment-3215 DM.waa in aan udagaalana dhulkeena burwaqa sooranka ah, waa in aan la dhigaysan kuwa u shaqeyya cadowga,jawari waa nin dadkiisa ku hor fashilmey, marka asiga iyo kooxda uu ushaqeyo wa inaysan ko soo dign garoonka baydowa.codowga ha jowo insha alaah

]]>
By: arlaadii http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/#comment-3214 Tue, 26 Aug 2014 14:30:26 +0000 http://daafeet.com/?p=16250#comment-3214 In reply to Farax Xirsi.

Anaga waxaan ku ba’ney waa waxaan oo kale pointing fingers at each other adiga if you are more intellectual than he is why don’t you fix the whole problem! teeda kale beydhaba waxaa kasocda waxyaaba badan oo wax ku tar leh sida badbaadi agoonta iyo dugsiyada quraanka aniga meeshaas ayuu focuskeyga saaranyahay ee intaan is xasdeyney oo aan isku sii jeedney ayaa nalaga hormarey HADAL BADAN HAAN MI BUUYOW!!!

]]>
By: ibrahim afgooye http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/#comment-3213 Tue, 26 Aug 2014 14:17:08 +0000 http://daafeet.com/?p=16250#comment-3213 ilaahaa mahad le waxaan aad shegeysaan oodhan iyo tuugada lasoo dirsaday, oodhan digil iyo mirif waa kakaaftoomikaraan hadii ay iskuduubnaanjirto laakin waxaa nasiibdara ah iyagaanba iskuduubneyn oo dhalinyaradooda isku aruurinkarin mowqifkoodana ku adkeesan karin, hadii ay taasi dhacdo hadal ka badan waayaraanaayaa tiinaana soconeysa, ee yela sidaas isku duubni muujiya si cadawgiina aad kaga adkaataan,

]]>
By: wanleweyn daafeeed http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/#comment-3212 Tue, 26 Aug 2014 14:04:12 +0000 http://daafeet.com/?p=16250#comment-3212 jawaari dadka umatalo yaawaaye hadiisa uu matalo digil iyo mirifle maaloogu yeero baydhabo ooo waxan meeshaan laga sheegaayo codiyaasha dhahaan hadaadan wax dan eh aadan uhaynin umada digil iyo mirifle kalsoonidii waanu kaala laawanay kursiga aad kufadhisana anagaa usoo tashaneyno oo haadaan ku deyno iyo hadii ruux kale aan keensanaba illeeee booska uu jooga umadaan ayuuu joogaaye

]]>
By: Farax Xirsi http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/#comment-3211 Tue, 26 Aug 2014 05:14:08 +0000 http://daafeet.com/?p=16250#comment-3211 ALXAMDU LILLAH HADDII SHACABKA DIGIL & MIRIFLE AY ILA ARKEEN MUNAAFAQ JAWAARI INTA UUSAN DHIMANIN SI AAN LOO DHIHIN HOGAAMIYE DAACAD AH AYUU AHAA.

ANAGA MAR HORE AYAAN OGEYNI IN JAWAARI UU YAHAY MUNAAFAQ DANEYSTE AHAA, BEENA KA SHEEGEY TACLIINTIISA IYO DARAJOOYINKA UU SHEEHTO, MAXAA YEELEY WUXUU AHAA MACALIN DUGSIYADA HOOSE OO KA SOO BAXEY DUGSIGII BBda EE LA ORAN JIREY MAJISTRAALE OO KA HOOSEEYEY HIGH SCHOOL.

SHARCI WELIGIIS KUMA UUSAN SHAQEYNIN ISKABA DHAAF DASTUUR, WUXUUSE KU YIMID JAGADAAN KHAYAANO TAN UGU XUN EE UU KU SAMEEMEY DIGIL IYO MIRIFLE KA DIB MARKII UU UGA BAXEY BALLANTII AHAYD INEY U TARTAMAAN JAGADA MADAXWEYNE KELIYA, LAAKIN KHAA’IN JAWAARI AYAA HAWIYE HOOS KULA HESHIIYEY SIDAASNA KU QAATEY JAGADA AFHAYEENKA BAARLAMAANKA OO ILAA IYO HADDA MUKULAAL IYO DOOLI KALA GARAN LA’ ISKA DHAAF INUU DASTUUR QORO.

MARKA WAA NASIIB DARRO SIDA MALAAQ SHURRE UU YIRI IN QOWMIYAD DHAN UU SIDAAS UGU BALLAN FURO, UNA KHAYAANO, LAAKIN WAXA UU SOO WADO AYAA KA DARAN, HADDII AAN LAGA TABAABUSHEYSANIN SI ACDNA LOOGA HORTAGIN MUNAAFAQ JAWAARI.

]]>
By: Hareda Bolis http://www.daafeet.com/2014/08/25/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh/#comment-3210 Tue, 26 Aug 2014 02:51:55 +0000 http://daafeet.com/?p=16250#comment-3210 Allah Karim ASWT qofka aan afkisa iyo cayisha is lahayn asaga og siduu uu adabanayo ee ninkan danatina ka racda Koofur Galbeed Mamuul Dowladeedkeda 6 Gobol waa Must Insha Allah asaga lagalama tashanayo waa kanu galbayeey ku kale mooye. Isnaha Allah ninkastana wuxu galo iyo gudo malinba la xisabtami doona . VIVA shacabka gesiyiinta ah ee reer Baydhaba dida gumeysiga Cusub Gobanimone waa uu dhalasho.

]]>