{"id":53300,"date":"2024-01-27T04:12:00","date_gmt":"2024-01-27T01:12:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=53300"},"modified":"2024-01-27T16:15:32","modified_gmt":"2024-01-27T13:15:32","slug":"alshabab-oo-duqeyn-lagula-beegsadey-magalada-galhareeri-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.daafeet.com\/2024\/01\/27\/alshabab-oo-duqeyn-lagula-beegsadey-magalada-galhareeri-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Alshabab oo duqeyn lagula beegsadey magalada galhareeri ee gobolka galgaduud"},"content":{"rendered":"\n

Duqayn ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka & Saaxiibadeed ka gacan-siiya dhinaca duqaymaha ayaa markale muddo 5 cisho gudahood lagu beegsaday Magaalada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug.<\/p>\n\n\n\n

Qoraal kooban oo Dowladda Federaalka Soomaaliya kasoo saartay duqayntan waxa ay ku sheegtay in lagu beegsaday xubno katirsan \u2018AS\u2019 inkasta oo ay shaacisay in ay dib kasoo gudbin-doonto khasaaraha iyo xogta weerarkaan.<\/p>\n\n\n\n

Dowladdu waxa ay xaqiijisay in uu weerarkaan dhacay isla markaana ay iska kaashadeen Saaxiibada Caalamiga ah ee dhinaca weerarrada Cirka ah ka gacansiiya si ay uga hortagaan qaraxyada & weerarrada waa sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Duqayn ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka & Saaxiibadeed ka gacan-siiya dhinaca duqaymaha ayaa markale muddo 5 cisho gudahood lagu beegsaday Magaalada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug. Qoraal kooban oo Dowladda Federaalka Soomaaliya kasoo saartay duqayntan waxa ay ku sheegtay in lagu beegsaday xubno katirsan \u2018AS\u2019 inkasta oo ay shaacisay in ay dib kasoo gudbin-doonto […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53315,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/galgaduud.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-dRG","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53300"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=53300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53316,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/53300\/revisions\/53316"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/53315"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=53300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=53300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=53300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}